Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka haweenka Soomaaliyeed ee dowlad-dhiska,…
Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiiradda XJFS ayaa kulankoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabis Danjire , xilkaas oo loo magacaabay Mudane Nuur Maxamuud Sheekh , kadib…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ka daah-furay diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah. Shacab badan ayaa…
Muqdisho (SONNA): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kaasi…
Muqsisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadahadal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Ergayga Gaarka…
Masagawaay(SONNA):-Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa si weyn ugu qulqulaya goobaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dadweynaha. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada…
(SONNA):-Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca SINNAAN, oo ah mashruuc diiradda…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo kaashanaya maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa degmada Awdheegle ka daahfuray diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada qof iyo…
Muqdisho,(SONNA):- Dowladda Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ay heli doonaan xuquuq la mid ah tan ciidanka Qaranka. Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo…

