Iska horimaad ayaa saaka mar kale ka dhacay degaanka Goofguduud Buurey oo galbeedka ka xigta magaalada Baydhaba, kadib weerar ay kusoo qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab. Sii…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobadkan waxaan ku eegeynaa sannad-tirsiga Nayruuska, waxaana marti ku ah Mustafa Feyruus oo ah bare Jaamacadeed, cilmi-baare iyo xeel-dheere afka iyo dhaqanka. Sii…
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa maanta guddi ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u sheegtay in la xiray oo wali su’aallo la weydiinayo 14 qof oo ay…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha…
Waxaa meel wanaagsan maraya shir dib u heshiisiin ah oo ka socda degaanka Burka Diirimeed oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Cadalle iyo Raage…
Garsoore Federaal ah oo ku sugan magaalada San Francisco ayaa diidey siyaasadda socdaalka ee madaxweyne Joe Biden Talaadadii, isaga oo ku tilmaamay sharcigiisa xaddidayao cidda…
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay koox hubeysan oo la sheegay inay isku urursadeen deegaanka Buurta Gacan-Libaax ee…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dib u dhaca ku yimid wejiga labaad ee dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto kooxda Al-Shabaab iyo…
Diyaarado ayaa saakay aroortii duqeeyay fariisin kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Labi Aw-Xassan oo u dhaxeeya Hilowle Gaab iyo Ceel Bacad oo…
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee maleeshiyada Daacish ee Soomaaliya. Sii akhri










