Muqdisho(SONNA):-Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horreeyay ee lagu dhisayo Madasha Isku-xirka Nidaamyada Digniinaha Hore ee Khatarta Badan ee Soomaaliya, kaas oo…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi…
Ammaan-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ka qayb galaya Shirka Wasiirrada Caafimaadka dalalka Islaamka ee ka socda magaalada Amman ee…
Amman-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo safar shaqo ku jooga magaalada Amman ee dalka Urdun, ayaa heshiis is-afgarad ah la…
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ku saabsan dhinacyada waxbarashada iyo cilmi-baarista. Hehsiisyada…
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda. Kulanka oo ay ka qaybgaleen dhammaan saraakiisha…
Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025), kaas oo muddo laba maalmood ah ka socday caasimadda…
Muqdisho (SONNA): La taliyaha Amniga Qaranka Danjire Aweys Xaaji Yuusuf ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu magaalada Muqdisho kusoo xiray kulan labo maalmood u socday…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey in Soomaaliya ay si buuxda dib ula soo wareegtay hannaanka madaxa-bannaan ee maareynta,…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha daahfurka urur goboleedka Bariga Dhexe…

