Muqdisho(SONNA):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Calaamadaha iyo Astaamaha Ciidanka XDS Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray…
Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Nidaamkeeda cusub ee Caddaaladda “Integrated Electronic Case Management System” (IECMS). Nidaamkan oo hirgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Soomaaliya…
Shabeellaha hoose(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaannada Macalinka Kunteenarka iyo Balad Aamiin ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan oo si hufan loo…
Mudug(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee ka howlgala Galmudug ayaa soo qabtay laba ka mid ah saddex eedeysane oo dhawaan aagga deegaanka Qaayib dil ugu geystay haweeney iyo…
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga ee Dalalka Bariga Afrika oo ka dhacay magaalada Muqdisho. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay…
Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga (TSK) ayaa laga soo bilaabo sanadkii 2017-kii illaa hadda sii wada Tababarada iyo dhoolatusyada ciidan ee ay siinayaan ciidamada Soomaaliya,…
Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga (TSK) ayaa laga soo bilaabo sanadkii 2017-kii illaa hadda sii wada Tababarada iyo dhoolatusyada ciidan ee ay siinayaan ciidamada Soomaaliya,…
Xukuumadda Israa’iil ayaa ansixisay qorshaha wajiga koowaad ee xabad joojinta Gaza,kaas oo dhigaya in qeybo kamid ah gaza ay Israel ka baxdo,si la isu weydaarsado…
Nairobi(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa maanta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha COMESA, isaga oo…
Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta gudoomiyay shirka Guddiga Isku-dhafka Wasaaradaha ee ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubeysan.’…

