Shabeellaha dhexe(SONNA):-Taliye ku-xigeenka Guutada 19-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le Dhexe Abuukar Xasan Sheekh Axmed (Galmadoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dugsiga…
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay xubnaha cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC). 2- Madaxweyne…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiye iyo dalalka kale Mudane Fatxudiin Cali Maxamed (Ospite), ayaa shir muhiim ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Turkiga,…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ka qeybgalay Kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heer gabagabo ah ay marayaan howlihii ku aadanaa…
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Tanzania Mudane Ilyas Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa gaaray Magalada Lubumbashi ee Dalka Congo DRC,halkaasi oo loogu…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Meertada 2-aad…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin…
Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka garyaqaan Cabdirisaaq Macalin Xuseen ayaa maanta Tababbar u soo xiray Xeer ilaaliyeyaal ka kala socday heer federal iyo heer dowlad…
Berlin(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa ka qaybgalay Shirka Cimilada iyo Amniga ee Berlin (Berlin Climate and Security Conference…
Kigali(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Rwanda, Sareeye Gaas Vincent…

