Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga la socod Dastuurka ee Baarlamaanka oo maalintii 2-aad soo bandhigaya soojeedinta Wax-kabeddelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), halkaas…
Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa wadajirka ah ee afaraad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xassan Aadan, oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper…
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa magaalada Kinshasa ee caasimadda Dalka Congo kula kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Congo ahna Wasiirka Arrimaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo uu kamid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi…
Muqdisho(SONNA):-shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa si weyn u soo dhoweeyey in ay markii u horaysay helaan kaarkooda codbixinta kaas oo ay ku dooran doonaan…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo dhismaha 18…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabay qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed,guddida ayaa saaka subaxnimadii hore ka daahfuray…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan is-xogwaraysi iyo wadatashi ah la yeeshay qaariga Soomaaliyeed Sheekh Cabdirishiid Sheekh Cali Suufi oo booqasho…

