Muqdisho,(SONNA):- War-saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xaqiijiyay inay ogaatay xadgudub sharci-darro ah oo lagu beegsaday qeybo kamid ah xogta rakaabka…
Muqdisho, Axad, 16 Nofeembar 2025 : Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Kamaal Daahir Guutaale ayaa xilka u kala Wareejiyey Agaasimaha cusub ee Waaxda…
Muqdisho,(SONNA):- Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS ayey kaga hadashay Macdaneysiga Sharcidarada ah, kaas oo ay ku lug leeyihiin shaqsiyaad iyo shirkado…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan su’aalo-weydiin ah kula yeeshay Wasiirka…
Muqdisho(SONNA);- Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo ku wajahan hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah, iyadoo si rasmi ah looga bilaabay bixinta kaararka codbixinta…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir, Dr. Cabdirisaaq Shariif Cali,…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee…
(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa booqasho ku tagay Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqaasid. Waxaa halkaasi…
Muqdisho,(SONNNA):- Howlgal qorsheysan oo Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ay caawa ka fuliyeen aagga deegaanka Ceelahelay ee gobolka Galgaduud ayaa lagu weeraray goob…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa ka qeybgalay shirka heerka sare ee Wasiirrada Maaliyadda Cimilada ee COP30, isaga oo…

