Muqdisho.SONNA….Bayaanka ka soo baxay Golaha Samatabixinta waxa uu u qornaa sidatan:-
Muqdisho(SONNA):-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha,Lacagtan waxaa si toos ah loo gaarsiiyay xoolo dhaqatada dalka…
Muqdisho(SONNA):-Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS iyo madaxda kale ee wasaaradda ayaa soo dhoweeyay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka…
War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay, isla markaana hambalyo loogu diray go’aanka taariikhiga ah ee Labada Aqal ee…
Muqdisho (SONNA): Degmada Wanlaweyn oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Jowhar ee…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay kulan affur wadareed loogu sameeyay carruurta Agoonta ah ee…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa si weyn u soo dhaweysay ansixinta rasmiga ah ee Dastuurka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…
Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada iyo Senatorrada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo yeesheen ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurka dalka, Kulan ay sida…
Muqdisho(SONNA):-Kulankii wadajirka ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankaas lagu wado in lagu ansixiyo dhamaystirka…

