Muqdisho.SONNA…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee marxuum Janaraal Maxamed Cali Abokor oo ka mid ahaa…
Muqdisho (SONNA): Degmada Gubadleey oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10 dhibcood ay kaga adkaatay…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka aragga carruurta ee dhigata dugsiyada…
Muqdisho.SONNA…. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo loogu talagalay in lagu taageero dadka barakacayaasha…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ka howlgasha gudaha dalka iyo…
Muqdisho.SONNA…Degmada Kaaraan ayaa xalay tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ka reebtay degmada Dharkeynleey,halka Degmada Daayniile ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Daarusalaam. Degmooyinka Kaaraan iyo Daayniile ayaa…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirada uga mahad celiyey ansixinta heshiiska Fududeynta Gaadiidka Badda Caalamiga ah ee…
Muqdisho.SONNA— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgaladdii ugu dambeeyay ee…
Muqdisho.SONNA…Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS ayaa soo dhoweynaysaa ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo qaaday dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ansixinta dastuurka ayaa…
.SONNA…Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhoweynaysaa ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen dhammaystirka…

