Muqdidho-SONNA- Maamulka isbitaalka, oo wakiil uga ahaa Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa qeybinta ciidsiinta ku farxiyay qoysaskan, kuwaas oo u badan dad danyar ah, si…
London (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United Kingdom, ayaa si…
Muqdidho-SONNA- Maamulka isbitaalka, oo wakiil uga ahaa Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa qeybinta ciidsiinta ku farxiyay qoysaskan, kuwaas oo u badan dad danyar ah, si…

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Cabdullaahi Faarax (Nuux), iyo Dekedaha iyo Gaadiidka…
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka jawaabay codsi ka yimid gabar…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan
Muqdisho(SONNA);- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan, oo lagu…
Muqdisho(SONNA);-Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu dhaariyo magaalada Arusha ee dalka…
Muqdisho.SONNA…Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan,kadib markii 16 dhibcood ay kaga badisay Degmada Buulo-burde oo iyaduna heshay 10 dhibcood.…
Muqdisho.SONNA…Tartamayaasha Degmada Hodan ayaa u soo baxay wareegga kama dambeysta ee tartan ciliyeedka nisha Ramadaan,kadib markii 12 dhibcood ay kaga badisay Degmada Buulo-burde oo heshay…
Muqdisho(SONNA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran wadanka Hindiya, dhanka kalana qeybgalay dhageysiga fadhiga…
