Muqdisho-SONNA-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose kula afuray saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, maamulka deegaanka,…
Muqdisho- SONNA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka…
Muqdisho-SONNA- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guud ahaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel…
Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan umadaha Muslimiinta caalamka. Madaxweynaha…
Muqdisho.SONNA…Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed. Wasaaraddu waxay…
Muqdisho.SONNA…Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Benaadir Mudane Maxamed…
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyay qaar ka mid…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha…
Muqdisho.SONNA…Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha bini’aadanimada oo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay mashruuca afurinta dadka soo barakacay…
Muqdisho(SONNA)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada Baydhabo ka wada qaybinta deeq…

