Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xaruntiisa kula kulmay masuuliyiin ka socday Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC).…
Xildhibaan Yaasin C/laahi Fareey oo ka mid ah Xildhibaanada BJFS ayaa deeq xoolo ah gaarsiiyay Ciidanka Xoogga iyo kuwa madaniga ee ka howlgala deegaanada kulaala…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Muqdisho-SONNA Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo…
Muqdisho-SONNA- Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay Sarreeye…
Muqdisho- SONNA-Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qeybgalay gunaanadka munaasabad ku saabsaneyd soo…
Boqollaal Qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku sugan deegaanno hoostaga Magaalada Baydhabo ayaa helay kaalmo biyo dhaamin oo ay ku…
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu beegsaday…
Muqdisho, 24 Maarso 2026 — Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka…
Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay…

