Muqdisho-SONNA- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qayb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada Ururka Ganacsiga Adduunka (14th World…
Muqdisho-SONNA-Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka Khawaarijta iyo argagixisada caalamiga ah iyo…
Muqdisho-SONNA- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madax-bannaan, kaas oo looga…
Muqdisho-SONNA- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku dayay inay weerar ku…
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhidibada u taagaya xoojinayo xiriirka labada dal,gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo dibolomaasiyadda. Munaasabadda saxiixa heshiiskan…
Muqdisho.SONNA…Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu la socdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta ayaa booqday xarunta…
Muqdisho.SONNA…Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan cidanka ayaa booqasho ugu tegay askartii kusoo dhaawacantay dagaalada ka dhanka ah kooxaha…
Muqdisho.SONNA— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac iyo…
Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer dhiirigalin ah ku tagay xerada tababarka Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolka Bakool. Wafdigaan…
Muqdisho-SONNA Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo…

