Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay dagaalka xalay iyo mowqifka maamulka Puntland. Waxa uu khadka telefoonka ugu…
Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen iska horimaad xalay ka dhacay duleedka caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe xiisad la xiriirta…
Shir muddo laba cisho ah ka socday magaalada Garoowe, oo ay siyaasiyiinta uga doodayeen xaaladaha siyaasadda ee deegaannada Puntalnd, ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey. Sii akhri



