Baydhabo (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ayaa gargaar u fidiyay shacabka ku nool deegaanno…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay isla markaana…
Muqdisho.SONNA…Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa maaanta soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa. Haddaba,war=saxaafadeedka maanta ka soo baxay xafiiska…
Muqdisho.SONNA…Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasi…
Marka.SONNA…Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.…
WashingtonDC (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii – ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika, xili…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan la qaatay Sii-Hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Justin Davis.…
Muqdisho (SONNA): Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan, Ugunji oo ka tursan…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta XFS Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf ayaa maanta ka qayb galay kulan wadatashi ah oo…
Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, Daynuunaay ee gobolka…

