Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kiisaska musuq-maasuq ee hareeyey dowladda federaalka Soomaaliya, ayada oo mas’uuliyiin badan lagu soo oogay dacwado la…
Ugu yaraan toddobo qof oo shacab ah ayaa lagu dilay qarax miino oo waddada dhinaceeda la galiyay, meel u dhow deegaan lagu magacaabo Jicibo oo…
Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo xilka ka…
Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka furmay toddobaadka cayaaraha Soomaalida Toronto, kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxo ka kala yimid Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka…
Fadhigii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhaamay buuq ka dib markii xildhibaannada qaar ay ka horyimaadeen ajnadaha oo…
Dameer duurjoog ah oo ka mid ah kuwa naadir ah ka ah dunida, oo asal ahaan intooda badan ku noolaa deegaannada Soomaalida ayaa ku ilma…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay maanta suuqa ganacsiga ee Waaheen iyadoo qaybta dadweynaha ee suuqan uu ka socdo…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde uu kusoo dhoweeyey agaasimaha Hay’adda Nabad…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ka dhanka ah musuq-maasuqa ee ay waddo dowladda federaalka Soomaaliya. Sii akhri










