Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sababaha dheereeyey dagaalka ay dowladda kula jirto maleeshiyada Al-Shabaab ee ka socda deegaanada Galmudug iyo HirShabeelle. Sii…
Dadweynaha iyo waxgaradka Somaliland ayaa ka falceliyey heshiiska is-afgaradka badda ee dhowaan ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia. Sii akhri
Bannaabax ay soo qaban-qaabiyeen mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagaga soo horjeeday is-afgaradkii ay 1-dii bishan magaalada Addis Ababa ku…
Golaha Iskaashiga Xisbiyada siyaasadda ee Ethiopia oo kulan ku yeeshay Addis Ababa ayaa sheegay inay ka shaqayn doonaan sidii loo hirgelin lahaa heshiiskaas. Sii akhri
Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana 'wadday daadgureyn caafimaad' taas oo ku dhacay deegaan ka tirsan Galmudug, sida…
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si aad ah ay uga hortimid…
Wararka ka imanaya gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad helikobar ah oo u kiraysnayd Qaramada Midoobay ay ku degtay degaan u dhow Xiindheere…
Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay xaaladaha ay ku shaqeeyaan gabdhaha suxufiyiinta ah ee deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sii akhri
Muran dhuleed ayaa soo kala dhexgalay maamulka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dadweyne ka tirsan kuwa degaanka, murankaasi oo la xiriira dhul ay…










