Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ayaa dhawaan daah-furtay adeegga loo yaqaanno 5G ee oo ah adeegga ugu casrisan dhanka khadka internet-ka…
Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu 'ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika. Sii akhri
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Benaadir ee ka socda Muqdisho. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinayaa Nuur…
Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay.…
Maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Jimcihi shalay marki ugu horreysay ka hadlay halka ay ka taaganyihiin, is-afgaradki ay dhawaan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.…
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shalay aheyd sheegtay, inay soo dhaweyneyso kulanka lagu wado in madaxda urur goboleedka IGAD ay 18-ka bishaan isugu yimaadaan dalka Uganda,…










