Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa toddobaadkan waxaa laga daah-furay mashruuc lagu keydinayo xogta ardayda, kaasi oo ay horey dowladda Fedaraalka Soomaaliya uga hirgelisay…
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaano hor leh oo ka mid ah Gobalka Shabeellaha Hoose. Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in daadadku saameeyeen isku socodkii dadka iyo…
Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo Soomaaliya iyo Itoobiya inay qaboojiyaan xiisadda diblomaaisyadeed ee u dhaxaysa, kadib markii murankii ka dhashay is-afgaradkii 1-dii bishan…
Shir-madaxeedka 42-aad ee madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Sii akhri
Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ka diwaangashan dalka Thailand. Sii akhri
Ceel-Barde — Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay diyaarad mucaawino siday oo ku burburtay garoonka diyaaradaha degmada Ceel Barde ee gobolka Bakool.…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meesha ka saartay in la dhex-dhexaadiyo ayada iyo Itoobiya illaa Addis-Ababa ay ka laabato is-afgaradka ay la gashay Somaliland. Sii…










