Boosaaso — Qaar ka mida dadweynaha ku nool magaalada Boosaaso ayaa cabasho ka muujiyey, sare u kac ku yimi qiimaha shidaalka, kaas oo saamayn ku yeeshay…
Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray mudadda Cayimidda maalinta la qabanayo doorashooyinka Somaliland. Sii akhri
Munaasabad xalay lagu qabtay madaxtooyada Villa Somalia ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bilad sharaf ku guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac. Sii akhri
Gudigga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee Axsaabta Qaranka. Sii akhri
Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed. Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay "waxba kama jiraan" kasoo qaadeyso heshiiskii is-afgaradka ahaa…
Maxkakamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta dhagaysatay racfaanka Sayid Cali Macalin Daauud oo horey maxkamadda gobolku ugu heshay inuu gubay xaaskiisa kuna xukuntay dil…
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda caafimaadka guud ee Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). …
Kadib dood iyo muran muddo doorashad ka soo taagnaa, in la cayimo maxay uga dhigan tahay hanaanka dimuqraadiyada Somaliland? Sii akhri










