Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay diyaarisay xarunta Golol…
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland ay ka xorooboon…
Toronto — Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka Soomaaliya munaasabadda…
Hargeysa — Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la soo noqotay.…
Sii akhri
Ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyey wareegto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kufsiga taasi oo uu ku amray in kaliya…
Sii akhri
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Urur Goboleedka Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona…
James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin u hesho badda…









