Asmara — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho dib ugu noqday ka dib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea, oo…
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali- Firdhiye, oo booqasho ku jooga magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda SSC ee Jabuuti.…
Sii akhri
Mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay billaabeen dadaal ay ku yareynayaan cuntooyinka aanan tayada laheyn ee yaalla suuqyada. Sii akhri
Sii akhri
Nairobi — Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa sannadakaan danbe aad ugu soo badanayay qorayaasha Soomaalida ee isaga kala imanayay meelo badan oo caalamka ah, kuwaas…
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa sheegay in laba askari ay ku dhinteen ciidamo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay miino kuwa…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay yihiin. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay Eritrea. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta Al-Shabaab ay Beledweyne uga dhigteen magaalada labaad ee weerarada ugu badan ay ka fuliyaan kadib…









