Guddiga Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Somaliland ayaa ganaax lacageed oo dhan 10 milyan oo shillinka Somaliland ah midkiiba ku soo rogay xisbiyada Kulmiye iyo…
Kismaayo — Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab, waxaana halkaasi…
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka, kaasi oo lagu xoojiyo tallaabooyinka lagula dagaallamayo xaalufinta dhirta. Sii akhri
War qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga heshiiyay tallaabo uu guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi…
Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga qabo in Soomaaliya…
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa gaashaanka u daruuray tallaabo uu gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabullaahi sheegay in uu kaga xayuubiyay xubinimadiisa…
Hargeysa — Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay shirka sameynta Istaraatijiyadda Wacyigalinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka. Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay guddoomiyaha…
Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana sare u…
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku kala aragtida duwan hannaanka loo maray heshiiska dib uga laabashada xilka ka xayuubinta uu gudgoomiyaha Aqalka Sare…
Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa uga digay ganacsatada cuntada dhacday ee dukaamada lagu iibiyo kadib marki magaalada Garoowe lagu arkay cunto gasacadaysan oo…








