Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta…
Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu hakiyay bannaynta dhulalka danta guud ee Gobolka, taas oo ay ka timid cabasho dadweyne. War-saxaafadeedka ayaa…
Baydhabo-(SONNA)-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha…
Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan amniga, dardargalinta hawlaha Xukuumadda…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare ah loo qalabeeyey oo mid…
Istanbul-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan Daoud…
Ouagadougou (SONNA): Madaxweynaha Burkina Faso mudane Kabtan Ibrahim Traoré ayaa maanta qaabilay wasiirka amniga dowladda FS Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hogaaminayo, iyaga…
Istanbul (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta bandhigga ee shirkadda ASFAT, intii lagu guda…
Ouagadougou (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso, ayaa booqday Wasaaradda Amniga ee dalkaas, halkaas oo uu si…
Ku-simaha safiirka Soomaaliya ee Safaaradda Ciraaq, Danjire Cabdifataax Sheekh Axmed ayaa maanta ku guddoonsiiyey Qasriga Al-Salaam ee magaalada Baqdaad dhambaal hambalyo ah oo uu ka…

