Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland ee shanta sano…
Ciidamada ka tirsan hay’adda iyo Nabad Sugida iyo ciidamada gaarka ah ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay deegaanka Shanlow oo ka tirsan gobalka Shabeellaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyaabihii looga hadlay, kana soo baxay shirkii madashai aragti wadaagga Soomaalida ee Machadka Heritage uu ku…
Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe, iyo…
Jabuuti — Shirka sannadlaha ah ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee ka socda magaalada Jabuti ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirka ayaa sanadkaan waxaa diiradda…
Ciidamo Miltari ah oo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarado ay ka dejiyeen deegaanka Raas Kambooni oo magaalada Kismaayo dhanka Koonfur uga…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo. Sii akhri
Jabuuti — Kaddib laba maalin oo ay dhaceen doodo wax ku ool ahaa oo ay aragtiyadoodu ku soo gudbiyeen ka qeybgalayaasha, ayaa maanta oo Arbaca ah…
Boosaaso — Qaar ka mid ah beeralleyda gobolka Bari ayaa todobaadkaan la guddoonsiiyay cagafta lagu falo beeraha, si loogu dhiirrigeliyo wax soo saarka beeraha ee dalka.…








