Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay gudaha dalalkooda.…
Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirka horumarinta xoola-dhaqatada ku nool Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Shirkan oo socon doona laba maalin ayaa warbixintan waxaa kasoo diray,…
Soomaalida reer guuraaga ah ayaa ah dad xoolo dhaqato ah oo xoolahooda la guura si ay biyo iyo baad ugu helaan. Guur-guurista iyo naq-raacuna waa…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha,…
Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday halkaas. Sii…
Barnaamijka Dhallinyarada ee Toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo sanadihii dhowaa aad u yaraaday iyo sababaha ugu wacan. Sii akhri
Kismaayo — Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka Kismaayo iyo…
Muqdisho — Taliska booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay xaaladda askari boolis ah oo ka tirsanaa ilaalada xarunta baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo dhaawac uu ka soo gaaray…










