Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan marti ku ah Duniya Maxamed Cali, oo madax u ah urur ka shaqeeya waxbarashada iyo horumarinta dumarka Soomaaliyeed. Duniya ayaa…
Jigjiga — Dadka ku nool magaalada Jigjiga iyo guud ahaan dhulka Soomaalida ee Dowlad-deegaanka, ayaa ka walwalsan sicir-barar in muddo ahba halkaasi ka jiray. Warbixintan waxaa…
Muqdisho — Shalay oo ku beegneyd 3-di December ee sannadkaan 2024-ka, waxay beegneyd 15-sano guuradi kasoo wareegatay qarraxii Hotel Shamo wee magaalada Muqdisho. Qaraxaas oo uu…
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo madaxweynaha kursiga ka sii degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si kala gooni…
Koox hubaysan oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa dhaawac u gaystay guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam ee Muqdisho Guure Maxamed…
Ugu yaraan 25 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kadib markii laba doon oo siday tahriibayaal ay ku qalibmeen xeebaha Madagascar bishii la soo…
Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee…
Muqdisho — Maanta oo kale saddexda December, sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Naafada. Waxaa maalintan la muujiyaa kaalinta ay bulshada ku…
Jabuuti — Mootada saddexda lugooleyda bajaaj ayaa sannadihi dhawaa aad ugu soo badaneysay dalalka Bariga Africa. Dalka Jabuuti, bajaajtu waa ka mamnuuc in lagu dhex wado…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha ee Soomaaliya ayaa maanta iska dhex doortay gudoon cusub, kaas oo guddigan ku hoggaamin doona howsha loo…










