Buuloburte — Waxaa sii xoogeysanaya dagaallada ka socda gobolka Hiiraan ee u dhaxeya ciidaamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah, iyo kooxda…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; ayada oo muddo xileedka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu sii dhammaanayo, welina ay jiraan khilaafyo siyaasadeed oo…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xabbad Joojinta ka hergashay Gaza, waxaana marti ku ah Mahdi Cumar Sheekh (Makhtal) oo…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Muqdisho — Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Talaadadi shalay shaaciyay, in bisha June ee sannadkaan ay qeybo ka mid ah dalka ka qaban doonaan,…
Londo — Waxaa caawa la soo gaba gabeyn doonaa wareega koowaad ee Koobka Kooxaha Horyaallada Yurub. Kooxo caan ah ayaa laga yaabaa in ay haraan ama…
Laascaanood — Ganacsatada iyo dallaaliinta suuqa xoolaha ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay, in uu sarakac ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha la manaafacaadsado ee gobolka.…
Boorama — Maamulka magaalada Boorama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka Itoobiya. Mashruucaan ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump uu mar kale…
Boosaaso — Ugu yaraan 4 qof oo isku qoys ka soo wada jeeda ayaa ku dhintay lix kalena wey ku dhaawacmeen duqeyn shalay ka dhacday deegaanka…










