Muqdisho — Booliska Soomaaliya ayaa amray in tallaabo sharci ah laga qaadayo dadka ajaaanibta ee aan heysan Warqada denbi la'aanta, waxana sidoo kale Boolisku uu faray…
Jigjiga — Maamulka magaalada Jigjiga ayaa ka warbixiyay sharci cusub oo lagu soo rogay gabdhaha jaariyaha ah ee ka adeega guryaha, kaas oo waajibinaya in ay…
Boosaaso — Ciidamada maamul gobleedka Puntland ayaa la sheegay inay billaabeen wajiga labaad ee howlgallo ay ka wadeen buuraleyda Caal-Miskaad ee Gobloka Bari ee ka dhanka…
BOOSAASO — Millatariga Mareykanka ayaa Sabtidi shalay weerarki ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay Soomaaliya, tan iyo marki uu xafiiska dib ugu soo…
HARGEYSA — Adeegyada tiknoloojiyadda casriga ah ayaa aad ugu sii baahaya guud ahaan caalamka gaar ahaan Soomaaliya. Ardayda laga soo billaabo dugsiyada hoose ilaa jaamacadaha…
Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubbaland, General Yusuf Dhuumaal ayaa sheegay in maamulku uu diyaar u yahay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya dowlada dhexe oo…
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya. Qoraal uu…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan qeybtii u danbeysay ee wareysi uu barnaamijka siiyay hal-abuure Maxamed Ciise oo ka sheekeynaya heesihiisa.…
Muqdisho — Ururrada bulshada rayidka ah ee maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa soo dhaweeyay, dadaallada ay wadaan xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee ah in doorashada…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cilmi-baaris shaaca ka qaaday in abaarihii Soomaaliya ka dhacay 2022-2024 ay ku dhinteen in ka badan…










