The largest online collection of Somali poetry Nimuu miriray maankii qalbiga mohoraddii nuurta Oo masaxan Quraanbaan u marin magane waa yaabe Adoo deel micnaha uga…
The largest online collection of Somali poetry Jiiftadan wuxuu Maxamed Stanza kaga waramayaa dhibaatada gummeystuhu dhallinta iyo mufakiriinta dalka u geysto iyo sida ba’an ee…
The largest online collection of Somali poetry Rag sabaan ka sabaan baan Samaantuun badiyaa Haduu saakimi waayo Sariir baan u dhigaa Iska seexo idhaa Haduu…
Sida aad la socotaan ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arimaha gudaha ee dawladda kumeelgaadhka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqay inay dawladu doonayso in…
Tixdan oo la magac baxday IFTIIN waxaa tiriyay Cabdi Ibrahim Magan, asagoo ku muujiyey hadafka iyo ujeedada ka dambaysa kacdoonka Islaamiga ah ee ka hanaqaaday…
The largest online collection of Somali poetry Wuxuu Maxamed Satnza heestan wadaniga ah curiyey December 16, 2003. Wuxuu abwaanku heestay u bixiyey Balqiis. Wuxuu ku…
Xayaatadiyo nuurkiyo hawadan nalagu xaydaamay Xaaliga biyood iyo cuntadaan ruuxna ka xoroobin Xaydaanka loo soo hoydiyo xaasil nabad kuu ah Xurmo darisku uu kuu hayoo…
The largest online collection of Somali poetry Faaraxow galgaladkaan dhigiyo gama’ la’aantayda Gogoshaan ku jiifsaday hurdada goodkii igu yaacay Gasiinkii la ii dhigay waxaan gawska…
Awal hore inaan gabay tirshiyo, godob ma doonayne Gadaafa iyo cay ma rabin, gaadha aadmiga e Soomaali gabigeed ma rabin, waxaan u gaystaaye Gurgurshaa hayinahaan…

