Press "Enter" to skip to content

Masaare

Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay…

Kaad Imooday Baan Ahay

The largest online collection of Somali poetry 1.Dheeweed wixii kiciyey waa, kulanka Daaroode 2.Haddaan aabihii kaligi dhalin, laguma kiiseene 3.Ma anigaa nin lagu soo kasba…

Cayni-Qabad

The largest online collection of Somali poetry Gabay gabayada dib-u-heshiinta ee abwaanka ka mid ah oo uu Soomaalida ugu sheegayo in ay Rabbi u noqdaan…

Laba Guul Ooman

Odaygii gablamay iyo duqii, geela badan haystay Ee gaano oomiyo horwayn, ceelka soo galiyey Gaankii Garlow Gube markii, Gooha lagu ooday Garab waynta naaxdiyo markay,…

Gobta Silicday (1982)

Gobta silicday shacabkii la siray, sahankii beenoobay Seerahan Salxaan sii dilay ee, Samatar ceebeeyay Sancadoow dameerkii sangaha, laga saraysiiyey Geenyada surkaa lagu dhuftiyo, baqalka soo…

Xabaal Seeg (1981)

Haddii xaasid kula soo dago iyo, xeel ninkaa badiya Xuduud lagu heshiiyiyo haddad, xeer la dhigan waydo Maalin ay xaqiiqadu luntay oo ay, xagashu kaa…

Xoogsi

The largest online collection of Somali poetry Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye Wax badan baan xagaagii wan weyn, xawda kuu jaraye Wax badan baan…

Ardo Macallinkii Jaray

Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Cabdi Saahid, wuxuuna tiriyey horraantii 1970aadkii. Waa gabay siyaasad iyo falsafad soocan ah oo uu abwaanku ugu kuurgalay wadciga xilligaa ka…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r