Press "Enter" to skip to content

Aabi Duulaa Maxamed

Taah Calan waxaa tiriyey abwaan Aabi Duulaa Mohamed bishii Luulyo 1, 2003 oo ku beegnayd markay xoroobeen gobolada koonfureed islamarkaana ay midoobeen labadii gobol ee…

Maxaa iigu Jira (1968kii)

Gabaygan taariikhdiisa soo raadi. Wuxuu yidhi:Indhawayd mabaadii kalaan, mihindisaayaayeMaaweeladii iyo ka tagay, majadii gabayeCeel maaxsan baan shubaayaa, maalin iyo leyleIi muuqan maayaan waxaad, idinku moodeeneMaadooyinkaan…

Xaajadii (1976)

Xaajadii Macallinku wuxuu tiriyey dabayaaqadii 1976kii. Wuxuu ka hor tiriyey guuto hubaysan oo ka mid ahaa Jabhadda Xoraynta Soomaali Galbeed oo tababar kusoo dhamaystay xeradii…

Cabdi Gahaydh

The largest online collection of Somali poetry Geelii Indha-Badane iyo jabkii Ogaadeen u gaystay Isaaq iyo gabaygii Maxamuud Cali Beenaleey ee digashada iyo goodiska ahaa…

Yuusuf Collaad

Maxamed Siyaad ayuu gabaygan u mariyey gabaygan hoose. Sharaxaad uma baahna oo way iska caddahay ujeedadiisu. Wuxuu yidhi: Hindisaha Mareexaanka iyo, hooda xumadooda Abidkood horseekooda…

Ducaale Dheere

The largest online collection of Somali poetry Ducaale wuxuu ahaa gabayaa ay maansada isku hujuumi jireen Salaan Carabey. Gabayo badan oo is daba socda ooy…

Afhayeen

Nin aanaan magaciisa weli helin laakiin aanu hubinay inuu afhayeen u ahaa boqortooyadii Ogaadeenka ee saldhigeedu ahaa Doollo iyo Ciid ayaa gabaygan u tiriyey Isaaq…

Cali Dhuux Aadan

XIIIGabaygii 5aad. Gabaygani waa kii ugu dambeeyey silsilada ee Cali oo bilaabay uu kusoo af-jaray. Wuxuu yidhi:Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoodeGaashaantimaha sidoodoo…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r