The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Yuusuf Colaad In dhawayba deelayda gabay, kuma dadaalayne Wakhtigaa igu daadihinayee, doon is ma lahayne…
The largest online collection of Somali poetry Ogaadeen inuu Ras-Ges helay, raadiyuhu sheegye Goortaan riyaaqnay ee farxadi, rubadda noo gaadhay Nin walba in meel lagu…
Gabaygii 4aad Shaybiyo haddii aan la layn Ina Shiraha Jaamac Haddaan shaqabka Col-ujoog ka tagay loogu shalow siinin Aararsame shafkii ma aha iyo shaanki reer…
The largest online collection of Somali poetry Dahabow jacayl baa idilay, oo idaashadaye Cishqigaaga duulaanka ahi, waygu soo dagaye Haddii aadan daaweyn xubbigu, wuu idilayaaye…
The largest online collection of Somali poetry Adduunyada haddaan nabadi jirin, lama nagaadeene Nal barwaaqo iyo dawladnimo, laguma naaxeene Ninna naallo raaxo leh hurdada, nuxudh…
Baadiye raggii joogi jiray, balad markuu aaday Hargaysana u baysala-dhawdiyo, taa Baandiraba Boqolaal waxay igu tageen, been iskaga noole Budhcad suuqa maraysatoo, badan kuwii raacay…
Caqli gacalkii toosaa fakara nolosha toolmoone Maskax tacajibkeedii batayoo tamani ooyeysa Oo cadha la tiicdaaba waa taydan oo kale Tafantoof dadkeenuba siddii loo tafaafulayee Tahantooge…
The largest online collection of Somali poetry Gabay gabayada dib-u-heshiinta ee abwaanka ka mid ah oo uu Soomaalida ugu sheegayo in ay Rabbi u noqdaan…
Gabaygan Salleelo wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii, wuxuuna joogay xilliga uu tiryey Hargaysa. Kolkii uu Xamar dawladdii ka talinaysay ka quustay waa kii Cabdullaahi kasoo jeedsaday…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 1aad ee Yuusuf Colaad Da’da gabayga waayadan ma rabin, inaan ku daalaaye Dahrigayga waataan ka xidhay, toban…

