Afar maalmood ka dib, sida la wariyey, waxaa gabaygii Cali Dhuux ka jawaabay silsiladiina soo galay Ina Dubbe oo yidhi: Deyn qaadka gabay waa xun…
Qamaan oo ka xogwaramaya siddii iyo sababtii uu isagu keenay qoysaskii Reer Magan ee uu ku mideeyey dalladda Baha Magan ayaa gabagan hoose mariyey. Wuxuu…
Soomaalidii hore haddii ay geel soo qaadaan ninka gabayaaga ah sadka iyo sahmiga uu geela ka helo ee uu ula siman yahay ragga kale waxaa…
Gabaygii 4aad ee Silsiladdii Rayad ahna gabaygii 2aad ee Qamaan Bulxan Gabaygiisii 1aad Qamaan wuxuu dhawray maamuuska gabayga oo wuxuu iska ilaaliyey inuu Isaaq hadalka…
Gabaygan waxaan isagoo maqal ah idiin soo gudbinay saddex sano ka hor. Cajalka gabaygu ku duubnaa maqalkiisa oo liitay awgeed ma aanaan qorin. Dhawaan ayaa…
In kasta oo uu dadka qaarkii ka eedsheegto xukunkii Daraawiishta, ayna ku tilmaamaan inuu ahaa xukun adag oo nacab ahaa, haddana waxaa xaqiiqo ah inaan…
Gabaygii 2aad ee Silsiladdii Rayad ahna gabaygii 1aad ee Qamaan Bulxan Gabaygii Diradiraale ee Cali-dhuux ayaa dhinac walba u dabayshaday. Qamaan Bulxan oo Cali or…
Gabaygaan la magac baxay Tuug Baroole waxaan tiriyey markii aan ka war helay in ay niman Soomaali sheeganaya Kiiniya heshiis kula galeen in Kiiniya loo…
Gabaygan wuxuu tiriyey abwaanku mar uu aad uga walbahaarsan Barni iyo xaalkeedu sida uu ku dambayn doono, iyo in ay mar uun gurigiisa ku soo…
Waa mar kale iyo taxenihii ahaa “Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.” Waxaan maanta soo qaadanaynaa Raage Ugaas iyo geeraar uu ka tiriyey…

