Inkasta oo ay adag tahay inaan qisadan salkeeda soo xaadhno, gabayadii laysu tiriyeyna aanaan wada helin, haddana inta nasoo gaadhay iyo sida ay noo soo…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii labaad ee jawaabtii Xirsi Dheere Xirsiyoow badheedhahaad furtiyo, baydadkaad curisay Bunaaxyaynta sheekada badalan, hadalkaad buunbuunin Run ka…
Rag qabiilo weyn iyo gobbaan, soo qareensadaye Iidoorka qaylkiisa xumi, iguma qooqeene Nin qisaasi keentaan ahaye, qadaw ma joogeene Inaan qoorta laadlaadiyoon, quustay la i…
Markii aan maqlo odhaahda Soomaaliyeed ee ah rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi waxaa maskaxdayda kusoo degdega magaca Qamaan Bulxan Yuusuf. Qamaan wuxuu…
Gabaygiisii Murdud Reebe wuxuu Maxamed ku tilmaamay inaan geeljire aaro u noqon karin raggii Dhulbahante ee dhawrka ahaa ee Habar Yoonis laysay. Haddaba, xilli ku…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii kobaad ee gabayadii afarta ahaa ee uu abwaanku ugu jawaabayey Xirsi Dheere. Wuxuu yidhi: Murti labanlaboodigii naxwaha,…
Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Suugaanta Soomaalida dhexdeeda caanka ku ah waxaa ka mid ah Silsiladda Rayad, dadka qaarkiina Guba si khaldan ugu yeedho. Silsiladdaa waxaa…
Afar maalmood ka dib, sida la wariyey, waxaa gabaygii Cali Dhuux ka jawaabay silsiladiina soo galay Ina Dubbe oo yidhi: Deyn qaadka gabay waa xun…
Qamaan oo ka xogwaramaya siddii iyo sababtii uu isagu keenay qoysaskii Reer Magan ee uu ku mideeyey dalladda Baha Magan ayaa gabagan hoose mariyey. Wuxuu…

