Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ay saacadihii hore ee saaka weerar ku qaadeen tuulada Daaru Nicma halkaasi oo dagaal ku dhexmaray ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka.

Al-Shabaab oo mar kale weeraray deegaanka Daaru Nicma
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.