Agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, William J. Burns ayaa shalay booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, isagoo la kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo agaasimaha hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe.

Agaasimaha CIA-da oo booqasho ku tegay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.