Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa magacaabey guddi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, kuwaas oo ka shaqeyn doona xeerarka doorashooyinka ururada iyo asxaabta siyaasadda, iyo sidoo kale gudiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Soomaaliya.

Aadan Madoobe oo magacaabay guddi ka shaqeeya xeerka doorashooyinka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirka Wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed oo laga daah furay Muqdisho
- Boliiska oo digniin adag kasoo saaray sumcad-dilka iyo aflagaado loo geysto madaxda qaranka & ku xadgudubka diinteenna suuban
- Taliyaha Ciidanka Dhulka :Dadka deegaanka ayaa sabab u ah in ciidanku ku jebiyaan Khawaarijta Ceeldheer
- Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
- Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
Comments are closed.