Magaalada Nairobi waxaa lagu soo geba-gabeeyay shir mudo afar maalmood ka socday oo lagu marti qaaday qaar ka mid ah duqowda magaalooyinka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay sidii mashaariic hormarineed looga hirgelin lahaa magaalooyinka waaweyn ee dalka.

Duqowda lix magaalo oo Soomaaliya ah oo ku shiray Nairobi
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.