Press "Enter" to skip to content

Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League

Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League.
Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee laga diiwaan-geliyay ama ku jiray cayaarahii dhacay waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Mursal, oo ku sugan Washington, DC.

Comments are closed.