Muqdisho — Sanad walba, 12-ka Maarso oo ku beegan berri oo Arbaco ah, ayaa dunida laga xusaa cudurka Glaucoma, kaas oo ah cudur indhaha biyaha ku fura una keena dhibaato xoog leh.
Cudurkan, oo si sahlan aragga uga qaada qofka, halistiisa iyo sida wax looga qaban karo waxaa wariyaheena Muqdisho, Xasan Kaafi Qoyste, ka waraystay Agaasimaha Isbitaalka Mustaqbal ee magaalada Muqdisho, Dr. Cabdisamad Xasan Haye.

Muxuu yahay cudurka indhaha ku dhaca ee Glaucoma?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.