Washington — Waxaa xalay Ingiriiska iyo Talyaaniga ka dhacay ciyaaro xiiso lahaa, halka caawa lagu wado in ay billowdaan wareegga 16-ka ee Koobka Kooxaha Yurub.
Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha, waxaa inoo haya wariyaha VOA-da, Maxamuud Mascadde.
Comments are closed.