New York — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu hore u saaray kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.
Dhammaan xubnaha Golaha Ammaanka ayaa aqlabiyad buuxda ku ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 2776, kaas oo kordhiyay muddada xayiraadaha kala duwan ee saaran Al-Shabaab. Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Nuur Xasan Nuur.
Comments are closed.