Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu furayay isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalka ay Puntland kula jirto Daacish, dagaalka dowladda federaalka ee Al-Shabaab, iyo siyaasadda dalka.

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.