Kooxda Daacish ayaa xalay weerarro ismiidaamin ah ku qaaday saldhigyo milatari oo ku yaalla gobolka Bari ee Puntland, ayaga oo adeegsanaya baabuur iyo mootooyin lagu xiray bambooyin, sida uu xaqiijiyay sarkaal ciidan maanta.

Daacish oo weeraray saldhigyada ciidamada Puntland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.