Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow yihiin in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta caasimadda Khartuum. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Jaamac Faarax Xassan oo ah aqqoon yahan ka faallooda siyaasadda waxna ku soo bartay Suudaan kuna sugan Jabuuti. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Comments are closed.