Press "Enter" to skip to content

Madasha Haweenka: Muhiimadda waxbarashada gabdhaha

Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka ah urur u dooda xuquuqda gabdhaha, isla markaana gabdhaha ka caawiya waxbarashada.

Waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

 

Comments are closed.