Press "Enter" to skip to content

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay ajaaniibta

Muqdisho — Booliska Soomaaliya ayaa amray in tallaabo sharci ah laga qaadayo dadka ajaaanibta ee aan heysan Warqada denbi la'aanta, waxana sidoo kale Boolisku uu faray Shiradaha kala duwan ee dalka ka jira in ay is diiwaan-galiyaan.

Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay Afhayeenka Booliska waxaa warbixinta ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r