Buuloburte — Waxaa sii xoogeysanaya dagaallada ka socda gobolka Hiiraan ee u dhaxeya ciidaamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah, iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalo aad u culus ayaa labada dhinac ku dhexmaray saacadahii ugu dambeyay dhulka ku teedsan jiinka wabiga, gaar ahaan inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buuloburte.
Comments are closed.