Press "Enter" to skip to content

Guddiga doorashooyinka oo la tashiyo ka billaabay gobollada dalka

Muqdisho — Ururrada bulshada rayidka ah ee maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa soo dhaweeyay, dadaallada ay wadaan xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee ah in doorashada u horreyso la qabto bartamaha sannadkan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r